|

Kulan diimeed balaadhan oo marki ugu horeysay tariikhda ka dhacay caasimada ugandha kampala +culumada ugu tunka weyn somalida +ka soo qayb galki jalliyada somalida iyo ardayda somaliyeed +dadki isla goobta lagu islaamiyey !!!!!!!!

Kulan diimeed balaadhan oo marki ugu horeysay tariikhda ka dhacay caasimada ugandha kampala +culumada ugu tunka weyn somalida +ka soo qayb galki jalliyada somalida iyo ardayda somaliyeed +dadki isla goobta lagu islaamiyey !!!!!!!!

(KampalSDN) Kulan diimeed balaadhan oo ka dhacay caasimada dalka ugandha< maanta oo sabti ah ayaa waxa kulan diimeedkan soo jeedinayey musheekhda kala ah.

1 sh mohamed ali gadhle 2

Kulan diimeedkan ayaa waxa ay musheekhdani uga timid masaafo aad uu fog sida dalki,iyago ay ahyd sida ay uga faaiidayn lahyeen dadka muslimka ah diinta islaamka siiba somalida qaybaheeda kala duwan siday uga soo dhisi lahyeen arimo aad uu mihiima.

Waxaana ka mid ahaa sida faaiidada guurka ,waxayabaha guurka hortaan ,kala dheraanshiyaha raga iyo dumarka,iyo jacaylka iyo waxa ay diintu ka qabto,waxyabaha kale goobta ka mucjisada ah waxa ka mid ahaa, iyado isla goobta ay isku yimaaden dhamaan bulshada somaliyeed iyo ardayda somaliyeed lagu islamiyey ama uu ku islamayey hal qof sida aad ka arki doontaan video aanu iiin soo dayn doono,waxaana heegan adag idin galay shabakada calamaiga ah togaherer oo goobta kaligeen goob joog idin ku hayd si aad uga faaidaysataan intiina aan goobta kulan diimeedku ka dhacay ku sugnayn.

Waxaana marka horeysa goobta lagu furay ayadaadka quranka ,waxa kale oo isla goobta ka soo xaadiray dad kumanan kor uu dhaafay.

Waxa goobta sida runta ka dhacay khayr aad badan oo aad looga faaidaystay rag iyo dumarba,iyado inta laga war qabo ay tahay marki ugu horeysay ee kulan diimeedkani ka dhaco caasimada dalka ugandha .

Waxa shucuurta dadka islaamka ah ee goobta iskugu yimid ka muuqatay wajiyadooda raxmad iyo ku raxaysi ,iyo ka helitaan ay aad ugu raxaysanayen arimahan oo ahaa nasiib ay somalida qaybaheeda kala duwani dherayeen dadyowga af somaliga ku hadla ee ku dhaqan east africa.

Iyado ay sidaas oo dhan dadka musheekhda ugu faaidaynayeen arimahan aan kor ku soo sheegnay afarta masalo ah ,ayaa waxa midaas oo dhan ka sii farxad badna marki nin kiristan ahaa uu isla goobti ku qaatay diinta islaamka ,oo mar kaliya dadki kunka ahaa ay alaah akbar isla oogsadeen sida aad ka arki doontan video ay idinka soo samaysay shabakada togaherer kulan diimeedkan .

Hadabo dhamaan inta ku xeeran shabakada SDN waxaanu idinka balan qadayna waqtiga soo socda inaanu idin soo dayno kulan diimeedkan oo ah maqal iyo muqaal iyo waliba sawiro dheerada insha laahu tacaala,waxaan idin lenahy kala socda SDN walayaal.

khadarbitijoor@hotmail.com

+256791661106 00256791661106

wariye khadarbitijoor

OFFICE UGANDHA SDNNEWS

Comments are closed