London 13Feb2013(qurbejoog)waxa habeenkii xalay ka dhacay caasimada london shereton Hotel xaflad lagu soo dhawaynayey Madaxwaynaha Somaliland iyo waftigiisa oo booqasho ku jooga wadankan xafladan oo aan laga war hayn oo in gaara lagu casumay ayaa waxa ka soo qayb galay dad aan aad u tiro badnayn oo ka kala socda ururada wadankan ka jira xaflada ayaa waxa ka bilaawday buuq markii uu rabay inuu ka hadlo Maxamed Haruun oo muwadin somaliland oo u soo halgamay wadankan kuna indho belay halgankii wadanka isaga oo loo diiday in u ka hadlo goobta sawaxanka iyo buuqa ayaa cirka is maray ka dib waa la dajieyey maxamed isaga oo ka hadlay waxa uu yiri isaga oo shabakada qurbejoog la kulantay ( kalmadihii aan boobay! Ma maqli jirteen cabashooyin ah, “Madaxwayne Siilaanyo iyo shacabkiisa dad muraad leh baa u dhexeeya?” Wixii la sheegoba wax uun baa ka jira. Eedayntaas oo nool aniga ayaa u soo joogay.) taas oo naxdin ku noqotzy dad i agtagnaa.iyada oo qormooyina waan soo wadnaa …
Halkan ka dawo sawirka maxamed oo laga saarayo holka.
qurbejoog.com
London



