Uncategorized

Labada Gudoomiye Ku Xigeen ee Wakiilada oo Ka Difaacay Xukuumada inay Golahooda soo Faro gelisay iyo Dareenka Mudanayaasha {DHAGAYSO}

baashe maxamed faaraxHargaysa 09.Feb 2014 (SDN)- Labada Gudoomiye ku Xigeen ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax iyo Dr Cali Yuusuf ayaa Si Wada Jir ah u beeniyay in Xukuumadu ay Soo Faro gelisay Hawl Qabadkii Maalinlaha ah ee Golaha Wakiilada .

Labada Gudoomiye ku Xigeen oo Markii uu Gudoomiyuhu Shirka Xidhay Isku dayay inay iyagu dib u furaan Golaha ayaa Waxaa taas ka hor yimid Mudanayaasha Taageersan Gudoomiye C.raxmaan Cirro .

Markii dibada looga soo baxay Fadhiga ayay Warbaahintu Wax ka Weydiisay fal celinta eedaha loo soo Jeediyay.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagaysto Hadalka Labada Gudoomiye iyo Mudanayaasha
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/LabadaKuXigeen.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com