Uncategorized

Maayarka Ceerigaabo Oo Iclaamiyay Maalinta Qaadhaan Ururinta Wadada Iyo Fagaaraha Beerta Xoriyada ee Daalo oo lagaga hadlay hawsha dhismaha wadada {DAAWO}

Ceerigaabo 28.October 2013 (SDN)- Gudida Dhaqaale Ururinta Dhismaha Wadada Ceerigaabo ayaa maanta Fagaaraha Beerta Xoriyada ee Magaalada Ceerigaabo waxay ku soo bandhigeen Waxqabadkii u hirgalay Mudadii Kobnayd ee ay hawshaasi wadeen.

Maayarka magaalo madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo Md. Ismaaciil Xaaji Nuur Faarax, ayaa madaxweynaha Somaliland ku hambalyeeyay kuna bogaadiyay hindisaha wadada Burco iyo Ceerigaabo.

Ceerigaabo SDN.

Qurbejoog.com