|

Maayarka Magaaladda Berbera oo Xabsiga Dhigay Gudoomiye Ku Xigeenkii Xisbiga Waddani ee Gobolka Saaxil DAAWO

Berbera 10. December 2017 (SDN/QJ):-Maayarka Magaaladda Berbera ayaa lagu eedeeyay inuu ka danbeeyay isla markaana xabsiga dhigay Gudoomiye ku xigeenkii Xisbiga waddani ee Gobolka Saaxil.

Comments are closed