|

Madaxda ATMIS oo Muqdisho ku kulmaya

Muqdisho January 30, 2023 (QJ) -Madaxda dalalka ciidamadoodu ka midka yihiin hawlgalada Africa ee ATMIS ayaa la sheegtay in ay ku soo wehan yihiin Muqdisho si baa la yiri looga arinsado kala bixida ciidamadooda ku sugan Soomaaliya dhamaadka sanadkan soo socda.

Sidoo kale dlalkan ayaa la filayaa in ay ka arin sadaan ka qeybqaadashada dagaalada lagula jiro kooxda Al Shabaab.Waxaana manta magaalada Muqdisho lagu soo dhaweeyay wasiirka difaaca iyo madaxa ciidamada dalka Jabuuti.

Amniga magaalada ayaa si weyn loo sugay waxaana xanibmay isu socodka degaanada caasimada qaar ka mid ah.

Comments are closed