Madaxwaynaha Somaliland Axmed Silaanyo iyo Wafdigii uu Hogaminayey oo Shirkad Turkia u saxeexay Warsahadii Sibidhka
Turkia 05Oct13(SDN) Wafdigii Somaliland ee ku suganaa wadanka Turkia ayaa waxay heeshisyo la galeen sharkado laga leyahay wadanka turkiga sharkadan ayaa waxay qandaraas lagu siyyey warshadii Sibidhka ee Berbera taas oo in mudo ay ka tagnayd lahaanshaha warshadaas iyo khilaafka gobolka Saaxil taas ayoo la filayo in khilaaf ka yimaado ,Waxa hawshan aad u fududeyey ka dib markii uu mayarka gobolka saaxil u ku soo biiray xisbiga kulmiye taas oo ilo ku dhawdhaw wafdiga madaxwaynaha u ku dheeri galiyiey in hawshaasi si dhaqso ah sharkadan ay ku imanayso Gobolka Saaxil iyada oo warshadan uu muran ka tagnaa ,wafdiga madxwaynaha aya waxa la war galiyiey in raysal wasaare ku xigeenka wadanka Turkia iyo wafdi uu hoogaaminayo uu soo boqan doono somaliland inta ka horaysa wada hadalka Somaliland iyo Somalia , sida ay qurbejoog.com ka war helayso wafdiga madaxwaynaha aya waxa kulan kula qadan donaa shirkada fransiiska ee gacanta ku hayan jirtay warshadii Sibidhka ee ku talayBerbera,iyada oo la filayo inay wafdiga madaxwaynaha aya cawa ka la filayaa inay ka baxaan wadanka Turka iiyaga oo ku sii jeedaan wadanka Faransiiska waxii wara kala soco qurbejoog.com
qurbejoog.com
Turkia
