|

Madaxwaynahii hore ee Somaliland Dahir Riyaale iyo Madaxda xisbiga Ucid oo kulan ku qatay Dubai

Ka London31May14 (SDN) gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe iyo musharaxa madaxwaynaha jamaal cali xuseen AYAA waxay kulaN la qateen MADAXwayanhIi hore ee soMalilaNd mudane Dahir Riyale KaahIn kulankan  oo aan loo Ogalayn Saxafada  ayaa Waxa laysla Soo qatay sidii dalka loo badbadin  Laha IyO khilaafka ka dhexeya xisbiga Kulmie iyo sidii shirwayne qaran loo qaban lahaa .Madaxwayne Daahir Riyaale kahin ayaa mudo ku sugnaa dalka Imaaradka carabta waa markii u horaysay  ee uu la kulmo madaxda xisbiga Ucid,Musharaxa madaxwaynaha ayaa xisbiga Ucid Jamaal CaLi Xuseen ayaa qayb ka ahaa kulankan. xisbiga Ucid ayaa dhawaan waxa uu ku jiray sidii loo dardar galin lahaa iyaga madax culus ku soo bireen iyada oo la filaayo in madaxwaynahii hore ee Somaliland Dahir riyaale kaahin  ayaa la filayaa inuu u digarito xisbiga Ucid

10341975_10203675011297032_8921733757129085293_n10174927_10203675067738443_6761121512058969289_n

10363707_10203675068698467_133341612000050006_n

Comments are closed