Uncategorized

Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Qaybglay Kulan Lagaga Hadlayay Yaraynta Khilaafaadka Ka Yimaadda Dhulka DAAWO

Hargeysa, 21 Jan 2015 (SDN/QJ)-Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil saylici ayaa maanta ka qayb galay kulan balaadhan oo lagaga hadlayay khilaafaadka ka yimaadda mulkiyadda dhulka iyo sidii loo yarayn lahaa.

Kulankan waxaa kala qayb galay Madaxweyne ku Xigeenka Xubno ka Tirsan Golayaasha Kala Duwan ee Qaranka.

 https://www.youtube.com/watch?v=7uejLsn-avs