|

Madaxweynaha Jabuuti oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Weftigii Wasiirka Arrimaha Gudaha Daawo

Geele iyo WarankaHargaysa 31.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa Maanta Xafiiskiisa ku Qaabilay Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade.

Kulankan Waxaa Wasiirka Arrimaha Gudaha ku Wehelinayay Labada Taliye Ciidan ee Booliska iyo Qaranka Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan iyo Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale .

Jabuuti SDN.

Qurbejoog@gmail.com

 

Comments are closed