Burco 16.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami oo Xubin ka aha Weftiga Madaxweynaha Somaliland ayaa ugu baaqay Bulshada ku nool Gobolada Sanaag iyo Togdheer inay qayb weyn ka qaataan hirgalinta Wadada Isku xidhaysa Gobolada Sanaag iyo Togdheer oo dhibaato xoogan ku haysay Guud ahaan Gobolada bari.
Wasiirka Gaashaandhiga ee Somaliland waxa uu sheegay in dhagax dhigani aanu ahayn mid la dafiri karo isagoo xusay inuu u soo joogay balanqaadyo tiro badan oo aan rumoobin.
Guji halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalka Wasiirka Gaashaandhiga
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirCadamibur(1).mp3″]
Burco SDN.
Qurbejoog.com
