|

Madaxweynaha Xilka ka Degaya ee Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo oo Fadhigiisii u danbeeyay oo aan Caadi ahayn la Yeeshay Golihiisa Wasiiradda iyo Nuxurka Dardaaran la is faray DAAWO

Hargaysa 28. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa fadhi aan Caadi ahayn Waxa uu Maanta la Yeeshay Xubnaha Golihiisa Wasiiradda,Taliyeyaasha Ciidamadda Qalabka sida, Hanti dhawrka Guud ee Qaranka iyo Xisaabaadka Guud ee dawladda kaas oo lagaga wada hadlay arrimo ku saabsan xaalada kala Guurka ah ee Somaliland.

Comments are closed