Uncategorized

Halkan Ka Daawo:Madaxweyne Axmed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku Qaabiley Safiirka Ingiriiska u fadhiya Nairobi Mr. Neil Wigan.

biixi

Hargeisa 6/oc/2014(SDN/QJ)Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Ingiriiska u fadhiya Nairobi  Mr. Neil Wigan.

Waxaana kulankaasi ka war bixiyey Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Mudane, Maxamed Biixi Yoonis iyo Safiirka.

Hargeisa SDN/QJ

Maxamed@Qurbejog.com

Concat@Somalidiasporanews.com