Hargaysa 09.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha jSL Md Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo ayaa maanta bulshada Gudo iyo Dibadba Meeel ay Joogaan Waxa uu kala hadlay Warbaahinta qaybaheeda kala duwan .
Khudbada Madaxweynaha ayuu kaga hadlay Qodobo door ah oo ay ka Mid Yihiin Arrimaha Doorashooyinka Iyo Diiwaangalinta, Diiwaangalinta Madaniga Ah, Cabashadii Odayada Dhaqanka Ee Boorama,Iyo Nabadgelyada, Khilaafka Wakiilada,Caafimaadkiisa,Mucaaridka.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA MADAXWEYNAHA OO DHAMAYSTIRAN
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Siilaanyooo9.mp3″]
