Uncategorized

Tvgii Somalichenel oo Hawada ka baxay iyo Cabdi good oo baraamijkisii ku soo saray goob madax banaan daawasho wacan

London09Nev14(SDN/QJ) waxa dhawaan dhaqaalo xumo soo saartay tvyada ku hadla afka soomaliga ee ku yala london ka dib markii dhaqalahii ku bixi jiray dhinaca stalaytka ay awood u wayeen iyo shaqalaha oo ku shaqayn jiray si iskooda oo u soo saran jireen baramijyadooda waxa hore hawada uga baxay Tvgii Somsat iyo StarTv waxa isna dhaqaale xumo soo wajahday Tvga Somalichenel oo imika in mudo ka maqnaa hawada oo dad badani is waydiyeen sababta keentay waxa isna dhawaan la xirayaa laba tv oo kale oo iyaguna dhaqaalo xumo heesto iyo kirooyinkii oo anay iska bixin karin, shaqalahi iyo wariyaal ka tirsan tvyada oo la soo xiriiray shabakada qurbejoog ayaa waxay shegeen in ay sababtu tahay maamul xumo ka tagan xaga mulkiilayasha oo gabay hawshoodii iyo baraamijyada laga soo wada daayo oo isku mid noqday iyo xayaysiiskii baraamijyada oo yaraday.Wariye Cabdi Good oo baraamijkiisu xiiso leyahay ayaa waxa uu ku dubay goob gaara taas oo u soo galiyey dhinaca yotubka ,

halkan ka daawo baramijkisku .