Uncategorized

Telefishanka France 24 oo Warbixin Dhinacyo badan leh ka Diyaariyay Somaliland DAAWO

Paris 18.Nov 2014 (SDN/QJ)- Telefishanka France 24 Oo Warbixin  Ka Sameeyay Guud Ahaan Somaliland Iyo Waxyaabihii U Qabsoomay Intii Ay Madaxbanaanideeda Kala Soo Laabatay Somaliya.

Telefishanka France 24 Waxa uu Warbixintiisa ku sheegay in Bulshada Somaliland oo lagu qiyaaso in ka badan Sadex Milyan oo ruux ay sameeyeen Horumar kala duwan Mudadii ay ka madax bannaanayeen Somalia inkastoo aanay helin aqoonsi caalami ah Waxa uu Tusaale u soo qaadanayaa Nidaamka kala danbayneed,Nabadgalyada ,Hannaanka Xisbiyada badan iyo Saxaafada Xorta ah ee ka jirta Somaliland.

https://www.youtube.com/watch?v=luBK1y4eILE