Birmingham July 16,2012(SDN)-Maxamed Muuse Yusuf oo inta badani u taqaano Makhtal Ictiraaf ayaa waxa uu sanooyinkii u danbeeyay waxa uu ku jiray Gaadhi Socod uu ku baadi goobayo Aqoonsi taam oo ay helaan reer Somaliland.
Makhtal ayaa Gaadhi socodkiisa wareegiisii labaad dhawaan ku yimi woqooyiga America,waxaanu nooga waramay socdaalkiisa iyo cida uu la kulamay.
Md Maxamed Muuse Yusuf ayaa nooga waramay waxa ku dheliyay socdaaladan uu dunida qaaradeheeda ku maray,waxaanu ku jawaabay tix gabaya oo uu arinkaa ka tiriyay.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ictiraaf.mp3″]
HALKAN GUJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA MAKHTAL ICTIRAAF

