Uncategorized

Maraykanka iyo Daalibaan Maxaabiistii ay is weydaarsadeen Daawo.

maxabisWashington 05.June 2014 (SDN/QJ)- Waxaa taariikhda markii ugu horraysay Maxaabiis dagaal is weydaarsaday dalka Maraykanka iyo kooxda Daalibaan ee ka dagaalanta dalka Afgaanistaan.

ciidanka Maraykanka ee ku sugan Afgaanistaan iyo kooxda Daalibaan ee dagaalka kula jirta dawladda Afgaanistaan iyo ciidammadda Maraykanka ee ku sugan Afgaanistaan,ayaa markii ugu horraysay taariikhda maxaabiis dagaal Iswaydaarsaday.

hadaba halkan ka daawo maxaabiista ay is-weydaarsadeen Daalibaan iyo Maraykanku.