|

Marwadda Madaxweyne Siilaanyo oo Magaaladda Gebilay Maanta Ku Tagtay Olole Kulmiyeysan Isla Markaana Sheegtay in Gebilay Tahay Xarunta Kulmiye DAAWO

Gebiley 14.February 2016 (SDN/QJ):-Marwadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Aamina Sheekh Maxamud Jirde iyo Wefti ka Tirsan Golaha Xukuumadda oo ay hogaaminayso ayaa Maanta Socdaal Shaqo ku tegay Magaaladda Gebilay iyadoo Xadhiga ka Jartay Mashaariic dhanka Horumarka ah .

Marwada oo Hogaaminaysa Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda iyo Mas’uuliyiin Xilal ka haya dawlada ayaa Kormeerkooda Waxay ku Sheegtay inuu dhex socdo Olole Kulmiyeysan.

 

Comments are closed