Hargaysa 12.May 2015 (SDN/QJ)- Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Galabta u Kicitimay dalka Isu taga Imaaraadka Carabta Gaar ahaan Dubai oo ay Wada hadal kula leeyihiin Mid ka mid ah Shirkadaha danaynaya Maalgashi ay ku sameeyaan dekeda Berbera.
Mashruucii Maalgashiga Berbera oo Wasiiro u Tageen Dubai Iyo Wasiir Xirsi oo si Layaab leh uga Hadlay Mudo Kordhinta Qayladu ka Taagan Tahay DAAWO
