Hargaysa 13.May 2015 (SDN/QJ)- Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa Markii 1aad Waxa uu ka Hadlay Mudo Kordhinta Madaxweyne Siilaanyo uu qallinka ugu duugeen Golaha Guurtida Somaliland.
Muj Xasan Ciise Jaamac Waxa uu sheegay in Marxalad adag uu dalku galay Isla markaana ay baahi badan loo qabo sidii dalka wada tashi qaran looga samayn lahaa .
https://www.youtube.com/watch?v=sOTrImKtDDo&feature=youtu.be
Mujaahid Xasan Ciise oo ka Hadlay Aragtidiisa ku aadan Mudo Kordhinta Xukuumada iyo Talaabooyin ay qaadanayaan DAAWO
