|

“Mawqifka Xisbiga Waddani Waxa Weeyi in Doorashooyinku ku dhacaan Xiligii loogu Talo Galay oo aan Maalin lagu darin,Arrinta Saami Qaybsigana…” Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 29.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa ka hadlay Xeerka Qabyada ah ee Doorashada Golaha Wakiiladda iyo Sababta uu uga soo Bixi waayay Golahooda.

Comments are closed