|

Maxay Yihiin Qodobada ugu Horeeya ee Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Markuu Xilka la wareego inuu wax ka qabto la eegayo? DAAWO

Hargaysa 25. November 2017 (SDN/QJ):-Kadib Natiijadii Doorashaddii Madaxtooyo ee uu ku guulaystay Mudane Muuse Biixi Cabdi oo noqonaya Madaxweynihii 5aad ee Somaliland yeelato ayaa waxaa hor yaala qodobo badan oo lagu tijaabinayo awoodiisa hogaamineed inta ay le’eg tahay.

Waxyaabaha la eegayo inuu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wax ka qabto waxaa ka mid ah Sicir bararka saamaynta culus ku yeeshay nolosha Mujtamaca,Kor u qaadista Qiimaha Shilling Somaliland ee hoos u dhaca xoogani ku yimid.

Comments are closed