|

Maxkamadda Dastuuriga Ee Somaliland Oo Qaraar Ka Soo Saartay Khilaafkii Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiilada JSL AKHRI

Hargaysa 12. August 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda Sare ee Dastuuriga ah ee JSL ayaa qaraar ka soo saartay dacwadii uu Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle u gudbiyey ee liddi ku aheyd Codeyntii amase doorashadii Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ee cusub.

Qaraarka Maxkamadda Sare oo nuqul ka mid ah ay Heshay Shabakada Qurbejoog.com ayaa waxa uu u dhignaa sidan.

Comments are closed