Garowe 20. July 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaanada maamul goboleedka Puntland ayaa soo jeediyay in maamuus ka xayuubin lagu sameeyo madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Puntland, islamarkaana codka kalsoonida lagala noqdo.
Waxay sheegeen in madaxwaynaha iyo ku-xigeenkiisu aysan aqoonsanayn Baarlamaanka, waxayna soo jeediyeen inay Codka kalsoonida kala noqdaan C.wali gaas iyo ku xigeenkiisa.
https://www.youtube.com/watch?v=uFHdboLorQE
