Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Enga Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Hay’adaha Caalamiga ah iyo Qaadhaan bixiyeyaasha Somaliland ka taageera dhinaca Caafimaadku ay yihiin dilaaliin aan dhaqaalihii loogu talogalay inay Somaliland ka fuliyaan aan sidoodii dalka u soo gaadhin.
Gudoomiyaha Faysal Cali Waraabe Waxaa kale oo uu Baaq u Diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,Waxaanu Hadalkan ka Jeediyey Madal ay maanta Xilalka kula Wareegayeen Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Caafimaadka Iyo Wasiirkii Hore ee Wasaaradaasi.
https://www.youtube.com/watch?v=x4u26Zx0sLQ
