Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Caddaani oo Maanta Xilkii Hogaaminta Wasaaradaasi ku Wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta iyi Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Faarax (Guri-barwaaqo) ayaa Sheegay inuu Wasiirka Cusub ku wareejinayo Lacag ka badan 32 Kun oo Dollar.
https://www.youtube.com/watch?v=Ue-AX3NDPkE
