|

Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Si Mug Leh Loogu Soo Dhaweeyay Magaaladda Ceerigaabo DAAWO

Ceerigaabo 11. August 2017 (SDN/QJ):- Wefti uu hogaaminayo Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani Ambassador Maxamed Cali ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaaladda Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag.

Comments are closed