Boorama 23. November 2017 (SDN/QJ):-Musharax Madaxweyne ku xigeen ee Xisbiga Mucariidka ah ee Waddani Ambassador Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa shaaciyay in xisbiga lagaaga shubtay balse doorashadii dalka ka dhacaday ay ahyd mid aan xalaal ahayn.
https://www.youtube.com/watch?v=OFt6UbnSEpg
