Washington 10. December 2017 (SDN/QJ):-Dabayaaqadii Todobaadkii tegay ayaa Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu ku dhawaaqay in uu magaalada Qudus si rasmi ah ugu aqoonsaday caasimadda dawladda Israa’iil, isla markaana waxa uu wasaaraddiisa arrimaha dibadda faray in ay bilowdo hawlaha raritaanka safaaradda Maraykanka ee Tel Aviv loogu rarayo magaalada Qudus.
https://www.youtube.com/watch?v=f27-MoETS4E&feature=share
