|

Muwaadin u soo codee muwaadiniinta kudayashada mudan ee aad door-bidayso.

Muwaadin u soo codee muwaadiniinta kudayashada mudan ee aad door-bidayso.

Riix Halkan Si Aad U Codayso: http://www.kudayo.sametech.org/

b6e8f651-dac7-4b6b-9dad-176b5b898f6eCodayntu waxay soconaysaa labada bilood ee sanadka ugu horreeya. Qofkiiba wuxuu u codaynkaraa ugu badnaan 5 qof oo uu kasoo kala xushay qeybaha wax lagu soo xulanayo sida: diinta, waxbarashda, caddaalada, caafimaadka, dhaqanka, nabadayntamaamul-wanaagga, wax-soo-saarka, shaqo-abuurka, ciyaaraha, saxaafadda, la dagaalankamukhaadaraatka, la dagaalankahayb-sooca, samafalkadanyarta, xaquuqaliinsaanka, waddaniyadda, wacyigalintabulshada, suugaanta, qoraalka, cilmibaadhisyada, ganacsiga iyo muhindisnimo.

Barnaamijkan waxa ujeeddooyinkiisa ka mid ah, in la dhiirigaliyo laguna daydo muwaadiniinta reer Somaliland ee kudayashada mudan, islamarkaana wax muuqda kaqabtay danta guud ee qaranka.

Waxaad Nagala Soo Xidhidhi Kartaa: Tel:528557 /300986 amma 0633865328/ 0659700840

 

Comments are closed