|

Naddaafad Darrada Biriijka Weyn Ee Magaalada Hargeysa iyo Dowladda Hoose Oo Aan Kaba War Hayn. – Daawo Sawirrada.

Hargeysa,30sep,2015(QJ/SDN)-Biriijka weyn ee magaalada Hargeysa ayaa qarka u saaran in hoostiisa cudurro ka dillaacaan, ka dib markii halkaasi qashan badan is tuulay, iyadoo dadweynuhu ay aad uga war dhawrayaan golihii degaanka magaalada Hargeysa loo doortay in ay ilaaliyaan nadaafadeeda iyo horumarkeeda. balse sawirradan ayaa muujinaya dayac faro badan oo dhanka nadaafadda ah. Haddaba Halkan Hoose Ka Daawo Sawirro Dhameystiran.

12033199_1114863905219925_1372576050361971980_n 12042853_1114863548553294_7732122543598754437_n 12075036_1114863625219953_1701524733820842711_n 12079463_1114863745219941_7932244465420738082_n 11224227_1114863601886622_4295883783558811402_n

QJ/SDN: Hargeysa

Comments are closed