Wajigii Labaad (Phase 2) ee Somaliland Business Fund oo kafurmayaa North America
Waxaa Dhamaan Qurbojoogta reer Somaliland ee degan Cariga North America la’ogeysiinayaa in kazoo qaybgalaan Wajigii Labaad (Phase 2) ee Somaliland Business Fund (SBF). Mashruucan oo dhiirigalinayaa in lamaalgashado dalka Somaliland, Waxaa bixiniya World Bank, waxaana fulinaysa Haayadda Layidhaa Landell Mills. Mashruucan ayaa faa’iido badan u leh Dalka Somaliland taas oo uu dhiirigalinayo ganacsatada islamamarkaana shaqooyin abuuraya. Haddaba si’aad macluumad badan oo kugu dhiirigaliayaa inaad kaqaybqaadatid Mashruucan u hesho kazoo qaybgal Maalmahan hoos kuqoran:
The World Bank Somprep II Program, and Somaliland Business Fund (SBF)
Round 2 Outreach Events in North America – Toronto, Ottawa (Canada); Columbus, Ohio and Minneapolis, Minnesota, USA
The SBF is offering a second Call for Proposals for Grant Funding:
June 21 to August 10, 2013.
Outreach events will be held as follows:
|
City |
Date |
venue |
Times (from – to) |
|
Toronto, Canada |
Wed 5th June |
Delta Toronto East 2035 Kennedy Road, Toronto, Ontario M1T 3G2 |
7pm-10pm |
|
Ottawa, Canada |
Thurs 6th June |
Sheraton Ottawa Hotel 150 Albert Street, Ottawa, ON K1P 5G2 |
6pm-9pm |
|
Columbus, USA |
Fri. 7th June |
Hyatt Regency Columbus 350 North High Street Columbus, Ohio, USA, 43215 |
6pm-9pm |
|
Minneapolis, USA |
Sat. 8th June |
THE MARQUETTE HOTEL 710 Marquette Avenue Minneapolis, MN 55402-2368 |
12pm-3pm |
Please pass this information to any Somaliland Diaspora (investor groups, business men/women) who are serious about investing in new and existing businesses in Somaliland. You can also go the Somaliland Business Fund website for more information,http://somalilandbusinessfund.com/
