London-Mar-12-2015-(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxaynu ku soo qaadaneyna goolashii aay iskugu awood sheegteen Psg iyo Chelsea oo ciyaar aad u xiisa badneyd ku dhexmartey
Chelsea garoonkooda kana tirsaneyd Champion League,waxaana ka soo qeybgaley dadweyne kor u dhaafey 55,000 iyo dabcan taageerayaasha labada dhinac daawasho wanaagsan.
W/qorey Jaahuur
SDN/QJ
