|

Qaar ka Mid ah Shacabka Hargaysa oo Soo Dhaweeyay Lacag uu Wasiir Caddaani Ku Xareeyay Qasnada Dawlada DAAWO

Hargaysa 30. April 2017 (SDN/QJ):- Qaybo ka mid ah Shacabka Caasimadda Hargaysa ayaa ka falceliyey Sida ay u arkeen Film ka hadlaya Taariikhda soo Jireenka ah ee Gobolada bari ee Somaliland oo ay Wasaaradda Warfaafintu soo bandhigtay Iyo lacag dhan 120 Kun oo Dollar oo Wasiirka Warfaafinta Somaliland Mudane Caddaani uu Ku wareejiyey Wasaaradda Maaliyada Taas oo ahayd Dhaqaale ka soo baxa Warlaliyeyaasha Idaacadaha VOA & BBC.

Comments are closed