Hargaysa 30. April 2017 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiin Ka Tirsan Shirkada Korontada ee Sompower ayaa Waxba kama Jiraan Ku Tilmaamay Warar Sheegaya in gaar loogu xidhayo adeega Korontada ee Dalka.
Shirkadda Adeega Korontada ee Sompower oo Dhinac isaga baydhisay in Keligeed loo Xidhayo Suuqa Korontada Somaliland DAAWO
