Uncategorized

Qaybo ka Mid ah Haweenka Degmada Maxamud Haybe ee Hargaysa oo Xukuumada iyo Xisbigeeda Taageero u Muujiyay DAAWO

Hargaysa 06.Dec 2014 (SDN/QJ)- Qaybo ka tirsan Haween weynaha Caasimadda Somaliland ayaa taageero u muujiyey Xukuumada Somaliland iyo Xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye
Haweenka Degmada  Maxamuud Haybe ee caasimada somaliland ayaa kukan balaadhan oo ay ku yeesheen Hotel Scandinavian waxay ku caddeeyeen inay sidoodii u taageersan yihiin Xisbiga Kulmiye oo ay doorashooyinkii hore u codeeyeen, waxayna haweenku sheegeen in ay ku qanacsan yihiin Waxqabadka ay muujisay Xukuumadda Kulmiye iyo sida ay badaa ballanqadaeedii uga soo baxday.