Jabuuti 21.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya oo uu Goor dhawayd u soo dhamaaday Wada Xaajood laba Geesood ah oo shalay uga furmay Magaalada Jabuuti ayaa Qallinka ku duugay War murtiyeed dhawr qob xambaarsan .

Shirkan oo uu fududeeyay madaxweynaha Djibouti ayaa labada dhinac waxa ka soo saareen war-saxaafadeed ka kooban 6 qodob.

