
Hargeisa 21/12/2014(SDN/QJ)Wasiirka waxbarashada somaliland samsam cabdi aadan ayaa maanta dhinac iskaga duday eedihi musmaasuq wee shalay gudoomiyha gudida dhaqaalaha iyo daba galka hantida qaranku ka hor jeediyey golaha wakilada isagoo ku soo daray wsarada waxbarashada liiska yaahadaha musuqmaasuq hadheeyey
https://www.youtube.com/watch?v=-s6LD7akp1s
Hargeisa SDN/QJ
Concat2Somalidiasporanews.com
