London 18.June 2015 (SDN/QJ)-)-Raysal,wasaaraha Ingiriiska, ayaa bulshada Islaamka dhambaal hambalyo ah u diray meelkasta oo ay ka joogan dunida Islaamka curashadda bisha barakaysan ee Ramadaan.
“Qof kasta oo muslim ah iyo muslimiinta reer Uk waxay u tahay imtaxaan ah inuu cibaadaysto oo uu alle baryo.”
“Bisha ramadaan waa waqti faa,iido u ah oo muslimiinta Ingiriisku waxay caawiyaan oo u gargaraan iyagoo siinaaya fidriga ugu wacan adduunka oo ay siiyan bini’aadamka.”ayuu yidhi Raysal,wasaaraha Ingiriiska oo caawa ka hadlay telifeeshanada Yurub.
https://www.youtube.com/watch?v=crhsjYXAz7w&feature=youtu.be
London SDN/QJ
