|

Sadashii u horaysay ee laga helayo Gobolada ay soo gudbiyeen Muraaqibiinta oo durbo Iftiiminaysa

Hargaysa Nov 29/12 Saadaasha laga Helayo Goobaha Codbixiyaasha  iyo Muraaqibiinta Ururada ayaa Durbo Iftiiminaysa sida loo codeyey sadashan oo qurbojoog ay la xidhiidhay qaybo ka mida komoshinka dooroshoyinka oo aan shaci magaciisa ayaa waxa uu noo sheegay sadashay sidan u soo gudbinayno

Sida ay Natiijada U soo Bixi Doonta ee laga helayo goobaha
Codbixinta waxa la Tiriyay ilaa hada 75%
waxa Natiijada Kama Danbaynta ah ku Dhawaqaya Gudida Doorshooyinka waxana ay Natiijadu Noqonaysaa Wixii ay Komishanku Kudhawaaqaan..
  Shabakada qurbojoog oo heshay qayb ka mida .Natiijada Sida loogu Kala Horeeyo Gobalada iyo Degmooyinka ee ah 6 Gobol . Maroodi jeex. Togheer ,Awdal ,Saaxil ,Sool ,Sanaag.
1- Gobolka Awdal: Xisbiga  Kulmiye ,Ucid, Wadani,Ummada Xaqsoor ,Rays ,Dalsan
2-Gobolka Majoodi jeex : oo ay Soo hoos Yimadaan Deganada Gabiilay Salaxlay iyo Bali gubadle .Ucid,Kulmiye,Xaqsoor,Dalsan,Ummada,Wadani,Rays
3- Gobolka Saaxi:l – Berbera Sheekh Abdaal iyo Go 1- Ucid ,Kulmiye  Waddani.Ummada, Xaqsoor,Dalsan,Rays
4-Gobolka Togdheer : oodwayene : ummada,Rays,Ucid,Wadani,Xaqsoor,Dalsan
5-Gobolka Sanaag : Ummada,Rays,Ucid,Wadani ,Xaqsoor,Dalsan
6-Gobolka Sool : Xaqsoor, Kulmiye,  Waddani,Ucid,Rays,Dalsan
Marka hadaba Laysku Wada Geeyo tirada guud ee gobolada waxa kaalinta Kowaad Galya
1-Kulmiye
2-Ucid
3 Xaqsoor  iyo Ummada ,Wadani,Rays
Xogtan waxa aanu ku Salaynay Xidhiidh Badan oo aanu Lasamayn Goob Joogayaash ku Sugan Goobah aCod Bixinta waxana aanu Natiijada Soo Qadanay ilaa hada inta la Tiriyay oo ah 100% 75
Markasta way isbadali kartaa Saadaashan waxa aan la socodsinaysna in ay tani ku salaysnayn tirada dhabta ee waa goobjogaya qoralada ay u soo gudbinayaan Masuulinta ururadooda. iyada oo hada tagerayasha xisbiga Ucid e Gobalada ay bilabeen dabal Dagyo iyo ururka Kulmiye oo natijadooda iskug hanbalyaynaya iyo ururka Dalsan oo aan wax hadala laga hayn iyo rays oo la filayo in natijada ay is badasho ,
Qurbojoog.Hargaysa.

Comments are closed