|

Salaadiin ka Tirsan Beesha Bariga Burco oo Ka Hadlay Shaqaaqada Deegaanka Dararweyne & Mawqifka Adag oo ay iska taageen Adeegsiga Magaca Jeegaan DAAWO

Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Qaar ka mid ah Salaadiinta beesha Bariga Burco ayaa ka hadlay Shaqaaqo khasaare nafeed sababtay oo dhex martay laba ardaa oo Walaalo ah oo ku dhaqan deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag.

Salaadiintan oo Maanta Magaaladda Hargaysa kula hadlay Telefishanka Bulsho ayaa Sheegay in Kelmada Jeegaan ay Tahay Kelmad Cadawga Somaliland uu dadka ku soo dhex tuuray Isla markaana aanay garanayn Cid bixisay Waxayna ku baaqeen in la Joojiyo adeegsiga Kalmadaas.

Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale ayaa Sheegay in Kelmada Jeegaan ay Tahay Kelmad Cadawga Somaliland uu dadka ku soo dhex tuuray Isla markaana aanay garanayn Cid bixisay Waxayna ku baaqeen in la Joojiyo adeegsiga Kalmadaas.

Comments are closed