|

‘’Muuse Biixi ayaa Ila soo Hadlay oo igu Yidhi Waa inaad Deg deg u timaadaa,Dad ayaa aniga igu eedaynayay’’ Boqor Buur Madow DAAWO

Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Boqor Cismaan Aw Maxamud Buur Madow oo ka mid ah Madax dhaqameedka Galbeedka Gobolka Sanaag ayaa markii kowaad waxa uu ka hadlay Colaada ka soo cusboonaatay deegaanka darar weyne ee gobolka Sanaag ee u dhaxaysa laba beelood oo Jiidaas wada dega.

Boqor Buur madow oo hada ku Sugan dalka boqortooyadda Sucuudiga ayaa ka hadlay Sababta soo cel celisay dagaalkan.

Comments are closed