|

Shaqalhii ka hawal gali jiray Tvga HCTV ee London oo u wareegay Tvga Cusub ee Startv oo caawa laga furayo London warbixin gaara oo qurbejoog.com ka diyaarisay

London 30Jun13(SDN) Waxa dhawaan ku soo badanaya wadankan Uk Telefeeshanada Madaxa banaan ee ay leyahiin Somalilada taas  oo noqday ganacsi xaga bulshada ku dhaqan wadankan ,tvyadan ayaa waxa ka hawl gala dhalinyaro si tabaruca ugu shaqeyo ,Tvyadan soo badanaya ayaa qarkood ay hore uga tirsanayeen tvyadii ka horeyey taas oo dhinaca xisaabaha isku khilaafa.Tvgan cusub aya waxa uu noqonayaa tvgii sadexaad ee Somaliland laga leyahay shaqalan aya waxay hore uga hawl gali jireen tvga HCTV sababta ay ugu bireen ilaa hada lama cadayn, warbaxintan ayaa waxan ku soo qadan donaa wariyaasha hada ku soo biray tvga oo noo sheegay qurbejoog.com iyaga oo ka gaabasaday magacooda in tvga HCTV  in uu ka gudbay sharuucdii saxafada oo uu dhinaca Dawlada ay ku lugledahay xubnahan ayaa shegay in ay ka wayeen dhaxdhaxadnimadii iyo kalsoondii ay ka hesteen bulshada Somaliland

 

qurbejoog.com

London

Comments are closed