Hargeysa, 23 December, 2015 (SDN/QJ):- Guud ahaan caalamka Islaamka waxaa maanta lagu qabtay Xuska munaasabadda dhalashada ras’uulkeenii Suubanaa NNKH, iyadoo Somaliland dhankeedana munaasabado kala duwan lagu qabtay gobolada iyo degmooyinka dalka.
Somaliland oo si weyn looga Dabaal Degay Xuska Dhalashadii Ras’uulkeenii Suubanaa ee Muxamed NNKH DAAWO
