|

Suldaan Bile Rafle Guuleed oo Iska Difaacay in Mudadii uu Xukumayay Gobolada Waqooyi inuu Gubay Taariikh Ma Guuraan ah oo ay Ummada Somaliland leedahay DAAWO

Hargaysa 16. January 2018 (SDN/QJ):-Suldaan Bile Rafle Guuleed ayaa Booqasho Bil iyo dheeraad ah waxa uu ku Joogay Somaliland isagoo ka qayb galay Caleemo saarkii iyo Dhaarintii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Bile Rafle Guuleed ayaa Mudadii uu Somaliland ku Sugnaa Waxaa si is daba joog ah loogu sameeyay Hadhiimo sharafeedyo lagu muunaynayo Waxqabadkii uu dalkan ka gaystay Wakhtigii uu ka ahaa Badhasaabka Maamulkii Siyaad bare.

Comments are closed