|

“Madaxwaynuhu Sidii Xilka Ugu Sii Ordayay Iyo Gaabiska Ka Muuqda Shaqadiisu Isma Laha” Siyaasi Aadan Dhoolayare DAAWO

Hargaysa 16. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Beeraha  Xukumadii rayaale ahna sarkaal ka tirsan Xisbiga Waddani ayaa waxaa uu waraysi gaara siiyay Tv-ga kalsan waxaanu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin gaabiska ka muuqda xukumadda Madaxwayne Muuse Biixi waxaana waraysigan qaaday Wariye Cabdiraxmaan Carab Daa,uud Raage  oo ah soo saaraha barnaamijka kulanka kalsan tvwaxaanu ku bilaabmay siddan.

Comments are closed