SHEEKADU WADAN-WADAN MA AHEE WAA MAD-HAB SOOMAALAAY

    بسم الله الرحمن الرحيم Maalmahan ugu danbeeyey ayaa waxay xurguf badani ka dhex bilaabantay dalalka Saudi Arabia iyo Iran Taasi waxay sababtay in dawlado badan oo carab ahi xidhiidhka u jaraan iran, Hadaba sababta igu kaliftay qoraalkan ayaa ah maqaal la soo dhigay wargeyska Hadhwanaag oo cinwaankiisu u qornaa sida tan (Soomaalidan Waalan Maxaa Sacuudigana…

    Read More

      Shirweynihii 3aad ee Beelaha Daa’uud Ismaaciil “Ciidagale” oo la soo Gunaanaday Iyo Go’aamo ka soo Baxay DAAWO

      Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Huteel Ambassador ee Magaalada Hargaysa lagu soo Gunaanaday Shirwaynihii Sadexaad ee Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) . Waxaana Shirwaynahan Xidhitaankiisa ka soo qeyb galay Masuuliyiin kala duwan oo isugu jiray , Madax Dhaqameed , Siyaasiyiin , Dhalinyaro ,Aqoonyahan , Culimo iyo Marti Sharaf kale . Waxaana ka soo baxay Baaq Iyo Go’aamo…

      Read More

        Waxaa power madaxweyne lagu ansixiyey Miisaaniyad yac-yacood ah oo cilmi feleg ah oo aan laheyn dhexroor iyo dhextaal midna

        Waqtigii Xukuumada kulmiye ay xukunka dalka haleeshay misaaniyada qaranku waxay aheyd $ 50 million oo Dollar oo barakeysan. Sanadkii 2013 -kii way sadex laabeen oo waxay ka dhigeen $170 million dollar oo male awaal ah, sanadkii ku xigay oo ahaa  2014-kiina waxay ku odoroseen $ 212 Million Dollar, sanadkii inadhaafay ee 2015-kii way sii shaa-sheeyeen oo waxay ku bishileen oo…

        Read More

          Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo soo Bandhigtay Magacyada Hawl wadeeno ka Tirsan Wasaaradaas oo Ciidamada Itoobiya ay Kaxaysteen DAAWO

          Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa Maanta ka Hadashay Xubno ka Mid ah Hawl wadeenada Wasaaradaasi oo Ciidamo ka Tirsan Kuwa Itoobiya ay ka Kaxaysteen Deegaanka Degmada Faroweyne ee Gobolka Maroodi Jeex oo ay ka soo Fulinayeen soo tira koobidda shaqaalaha wasaaradda ee deegaamadda dalka oo loo diray aagga Farawayne, Salaxley iyo jiidaha la…

          Read More

            “Ta labaadna Muuse Biixi qaar baa mooday inaanu Col ahayn ee Col ma nihin” Wasiir Cukuse oo Cadeeyay Mawqifkiisa ku aadan Murashixiinta Xisbiga Kulmiye DAAWO

            Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa jawaabo ka bixiyey su’aalo ay Warbaahintu weydiisay oo ku saabsan Xisbiga Kulmiye iyo Xaalada Guud ee dalka. Wasiir Cukuse Wuxuu Sharxay hadal uu hore u Jeediyey oo uu ku sheegay in Xisbiga Kulmiye uu yahay Murashax Muuse Biixi uguna baaqay…

            Read More

              AKHRISO::Khudbadda Madaxweynaha JSL ee Labada Gole ee Baarlamanka uu Saaka ka Hor jeediyay SAWIRO

              Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL MD:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta khudbad sanadeedkii dastuuriga ahayd ka horjeediyay fadhi ay wada jir u yeesheen labada gole ee guurtida iyo wakiilada Khudbad Sannadeedka Madaxweyne Siilaanyo ayaa u dhignayd Sidan:- Bismilaahi Raxmaani Raxiim Al-xamdu-lilaah, Ilaahaybaa mahad leh, “Assalaamu calaykum waraxmatullaahi wa barakaatuhu”. Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxa sharaf…

              Read More

                Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Go’aankii ay Soomaaliya Xidhiidhka Ugu Jartay Iiraan Ku Sheegay Talo Gaaban, Isagoona Somaliland Usoo Jeediyay Inay Afka ka Haystaan Xiisadda Iiraan iyo Sucuudiga

                Hargeysa,10Jan,2016(QJ/SDN)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa go’aankii ay dowladda Soomaaliya xidhiidhka ugu jartay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ku sheegay inay ahayd talo gaaban isla markaana aan si wanaagsan looga fiirsan go’aankaasi. Prof. Samatar waxa kale oo uu sheegay in haddii dowladda Soomaaliya ay dowladda sucuudigu cadaadis saartay aanay ahayn in markiiba ay is dhiibto oo…

                Read More

                  Shirkii 3aad ee Beelaha Daa’uud Ismaaciil Ciidagale oo Hargaysa Ka Furmay iyo Waxyaabaha laga Filayo DAAWO/SAWIRO

                  Hargaysa 10. January.2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa ka furmay Shirwaynihii Sadexaad ee Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) . Waxaana Shirwaynahan ka soo qeyb galay Masuuliyiin kala duwan oo isugu jiray , Madax Dhaqameed , Siyaasiyiin , Dhalinyaro ,Aqoonyahan , Culimo iyo Marti Sharaf kale . Ugu horeen waxa Shirwaynahaas ka hadlay Gudoomiyaha Shir Gudoonka Beesha …

                  Read More

                    Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadda oo Sheegay in laga Hor istaagay Shir Beeshiisu ku lahayd Magaalada Caynabo iyo Xaal laga Bixiyey DHAGAYSO.

                    Caynaba 10.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Madaxtooyadda Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Maalintii Shalay ahayd loo diiday ka qayb galka Shir beeshiisu lahayd oo loogu Magac daray Talo iyo Toosin kaas oo ka qabsoomay Magaalada Caynabo ee Xarunta Gobolka Saraar. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay in loo diiday ka qayb galka…

                    Read More

                      La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Wada Hadalada Somaliland iyo Somalia oo Waraysi dheer kaga Warbixiyey Waayo aragnimadiisa Siyaasada Geeska Africa DAAWO

                      Hargaysa 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– La Taliyaha Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo ee Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia iyo Weliba Aqoonsi raadinta Somaliland Ambassador Cawil Cali Ducaale ayaa tafaasiil dheer ka bixiyey Khibradihii Maamul Iyo Waayo aragnimada uu u Leeyahay Siyaasada Geeska Africa. Ambassador Cawil Cali Ducaale oo Waraysi Gaar ah siiyey Telefishanka HCTV ayaa si Xeel…

                      Read More

                        Ciidamada Badda Somaliland oo badbaadiyey 71 Tahriibe, 11 Gaajo u dhintay oo Maydadkooda loogu tagay Laashka, 23 Badda lagu tuurey & Naakhuudayaal la qabtay DAAWO

                        Maydh, 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Ciidammada ilaalada Xeebaha Somaliland, ayaa soo badbaadiyey 71 Tahriibayaal u dhashay Itoobiya oo Doontii sidday kula Xumaatay  meel u dhaw deegaanka Xarshow oo 50KM u jira degmada Maydh ee Gobolka Sanaag.   Doontan oo markii hore Xeebaha degmada Boosaaso ee Puntland ka soo qaadday Tahriibayaal gaadhaya 105 Ruux, ayaa markii ay…

                        Read More

                          Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Mugdi Geliyey Heshiis uu Daqiiqado ka Hor Saxeexay DAAWO

                          Hargaysa 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Shaki Geliyey Heshiis uu Daqiiqado ku hor Qallinka Ku duugay oo ku Saabsan Nidaamka iyo Hab raaca Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Somaliland. Gudoomiye Faysal ayaa hadalkan ka Jeediyey Madal ay Sadexda Xisbi iyo Komiishanka Doorashooyinka Qaranku ku wada saxeexayeen Heshiiska Hab raaca Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha https://www.youtube.com/watch?v=JtlODc2Cj5c

                          Read More

                            Wasaarada Ganacsiga Iyo Ganacsatada Isticimaasha Dekeda Berbera oo ka wada hadlay Tacriifado lagu soo Kordhiyey DAAWO

                            Hargaysa 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Mas’uuliyiinta Wasaaradda Ganacsiga iyo qaar ka mid ah ganacsatada wax soo dejisa ayaa ka wada hadlay tacriifado lagu kordhiyey badeecadaha konteenarada ku soo dega ee Yimaada Dekeda Magaalada Berbera. Ganacsatada ayaa Sheegay in Maamulka Dekeda Berbera uu ku soo Kordhiyey Bushciradaha Ganacsi ee ay Keenaan Lacago dheeraad ah oo aanay lahayn…

                            Read More

                              Khudbad uu Murashax Muuse Biixi ka Jeediyey Xidhitaanka Shirkii Beesha Habar Jeclo ee Magaalada Caynabo DAAWO

                              Hargaysa 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Shir Mudooyinkii u danbeeyay ka socday Deegaanka Caynaba oo loogu Magac daray Talo iyo Toosin oo ay Lahayd Beesha Bariga Burco ayaa  maanta la soo Gabo gabeeyay,Waxaana Xidhitaankiisii ka qayb galay Madaxda Xisbiyada Qaranka iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi…

                              Read More

                                Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Mudane Baashe oo Shaaciyey inuu ka Baxay Isbahaysigiii Kulmiye DAAWO

                                Hargaysa 09.Jan 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Daboolka ka qaaday Maanta inuu ka baxay Isbahaysigii Dimuquraadi doonka ahaa ee Xisbiga Kulmiye. Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax oo la socday Xubnaha Isbahaysigii qaadacay Natiijadii Shirkii Kulmiye ayaa iftiimiyey Sababaha uu uga baxay iyo Halka loogu soo…

                                Read More

                                  Isbahaysiga Xisbiyada Bahoobay Ee Dalka Djibouti, Oo Isku Raacay Musharaxnimada Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle DAAWO

                                  Jibouti,9Jan,2016(QJ/SDN)-Dhowaan ayay ahayd kadib markii shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti ay ka codsadeen Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle in uu markale isku soo sharraxo xilka madaxtinnimo ee dalka Djibouti iyadoonna intaasi ka dib uu madaxweyne Geelle sheegay in uu aqbalay codsiga uga yimid shacabkiisa. Haddaba, waxa maalinkii shalay magaalada Jibouti ka dhacay shir ay iskugu yimaadeen Xisbiyada Isbahaystay…

                                  Read More

                                    Abwaan Cabdi-jabbaar Sheekh Ibraahim Oo Ka Warramay Jacayl Jilbaha Dhigay Oo Ku Haleelay Dalka Jabuuti {DHAGEYSO}

                                    Hargeysa,9Jan,2016(QJ/SDN)-Abwaan Cabdi-jibaar Sheekh Ibraahim Suldaan oo ka mid ah abwaanniinta Soomaaliyeed eek u dhaqan gudaha magaalada Hargeysa, ayaa ka sheekeeyay Qiso jacay dhab ah oo ku dhacday muddo hadda laga joogo in ka badan rubuc qarni 1988kii. Abwaan Cabdi-jibaar ayaa 1960kii ku dhashay degmada Gabiley isagoona ku barbaaray miyiga magaalada Gabiley, abwaanka ayaa ah nin…

                                    Read More

                                      Barnaamijka Waxbarashada Shabakadda Qurbejoog Oo Todobaadkan Idiinka Imaanaya Studioha Magaalada Hargeysa {DHAGEYSO}

                                      Hargeysa,9Jan,2016(QJ/SDN)-Kusoo dhawaada dhagaystayaal Barnaamijka waxbarashada ee Shabakadda Qurbejoog oo Todobaadkan idiinka imanaaya magaalada Hargeysa, Barnaamijka todobaadkan waxaanu booqasho ku tagnay Dugisga Hoose Ee Dhexe ee Iftin . [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Bariftin.mp3″] GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA WAXBARASHADA Halkan Hoose Sound Cloud Kaga Dhagayso Barnaamijka; https://soundcloud.com/khaalid-foodhaadhi/barnaamijka-waxbarashada-dugsiga-hoose-dhexe-ee-iftin

                                      Read More