‘’Dadka Somaliland Beesha dhexe Laftigeedu Ciddii xanaaqdaa Xamar bay Tagtaa, Laakiin nin weliba wuu iska soo noqon doonnaa,.’’ Guddoomiye Cirro
London,9Jan,2016(QJ/SDN)-Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Cirro), ayaa sheegay in aanay dowladnimada Somaliland wada gaadhin dalka oo dhan isagoona tilmaamay in ay jirto tabasho ay shacabka badhkii tabanayaan. Guddoomiye Cirro waxa kale oo uu sheegay in cid kasta oo Somaliland ku abtirsata in falowgeeda la qabto sidii…
