Muxuu Daarran Yahay Safarka Kediska ah ee Madaxweyne Gaas ku joogo Addis Ababa?
Garowe:24-Feb-2014(SDN)- Booqashada Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu Ku Tegay Dalka Ethiopia ayaa laga Bixiyey Darreeno kala Duwan oo la Xidhiidha Ujeeddada Rasmiga ah ee ay Xambaarsan tahay. Madaxweyne Gaas Oo Muddo Kooban talada Maamulkaas Hayey, ayaa si Lama Filaan ah ku Tegay Magaalada Addisa Ababa, waxana Booqashadiisani ay ahayd mid aan la…
